GAROOWE : Golaha Wakiiladda Puntland oo si aan kala harlahayn u ansaxiyay heshiiska dawladu ay la gashay Shirkadaha khayraadka ka baaraya Puntland
Posted to the Web Dec 23, 18:50
Garoowe:-Golaha Wakiiladda Puntland ayaa maanta si aan kala harlahayn u ansixiyay heshiiska ay dawladu la gashay shirkadaha Puntlad ka baarayaa Macdanta ee kala ah Range resource iyo Conmax kadib markii uu si faahfaahsan u sharaxay heshiiskaasi oo loo qaybiyay Xubnaha Gokaha Wakiiladda Agaasimaha Wakaaladda Macdanta iyo Shidaalka Puntland.//
RRS Price at posting:
0.0¢ Sentiment: Buy Disclosure: Held