JKA 0.00% 0.3¢ jacka resources limited

http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/72574-Somal...

  1. 1,214 Posts.
    http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/72574-Somaliland-Oil-Exploration-Update-thread/page1

    guys thanks for this, terrific stuff.
    but searching further there are some later posts'
    one on 13th August starts ": Arial survey results positive plus a further two seeps found" but then it goes into what i presume is Somali language that i cannot find a translation for.
    can anyone help?

    Update: Arial survey results positive plus a Further two seeps found: Natiijadii Sahanka Hawadda O Oodweyne Block Oo Muujisay Rajo Wanaagsan Hargeysa (OWN) Tarjumaada natiijada sahaanka dhinaca not DDA ee dhowaan Laga qaaday dhulka uu ku yaal Balooga Oodweyne ayaa muujisay rajo they agsan oo dhiiri gelinaysa suurta galnimada helitaanka saliida of filayo in dhowaan of daah Furo. Sahankan not DDA ayaa lagu fuliyey heshiis iskaashi oo dhex Ray shirkaddaha Genel Energy, Petrosoma same Jacka Resources, isla markaana mudadii shaqadani socotay lagu gaadhay Dhul bedkiisu Dhan yahay 22700km ee Oodweyne Bloog. Gudoomiyaha Shirkadda Petrosoma Maxamed Yusuf CALLI oo arintan same trouble ay ku timi ka not dalay ayaa yidhi [Sahankan the Wada AXA uu ku Yimi heshiis sleep galay shirkad lagu magcaabo Fugro, TAAS oo fadhigeedu yahay koonfur Africa, Fugro waxay sahanka to dhamaysay xiligii loogu tala galay, kharashkii loo xadiday, tiiyoo iskaashi buuxa Laga helay Horta same dadka ku dhaqan Degaanka Oodweyne Baloog] ayuu yidhi Maxamed Yusuf. Fasiraada xogata sahanaka the Wada ee of soo ururiyey, ka dib markii heshiis sleep galay ayaa AXA fulisey shirkadda maraykan ah oo lagu magcaabo Bridgeport TAAS oo khibrad dheer u leh dhinaca the arms daraasaadka dhulka (geophysical) ee Africa. Shaqada tarjuumaada xogtii of ayaa helay iyaduna muujisay same natiijooyin qeexitaano xiiso Badan, nachsova horayn naatiijooyinka ah soo baxay ayaa nkuwo fa'iido Meyn u keenaya mashruucan iskaashi sahaminta shidaalka ee, oo kuwaas Meyn wax ka doona risk xiliga lagu guda Jiro No sahanka dhulka lagu ruxayo (I SMEC), sahanka Dhul ruxista (I SMEC) blot marxalada nachsova danbaysa ee of qorsheeyay, TAAS oo lagu landholder in wejigeeda nachsova horeeya ee diyaar garowgu noqdo labada bilood ee fooda inagu soo this. Xogta sahanaka the Wada ayaa I doo old waxay mashruuca iskaashi iftiimin dheeraad ah ka do isay in the fahmo Thanyatul dhismeedka 30km oo Hore loogu ogaaday sahan goobeed ay fulisay shirkadda Petrosoma. nachsova danabayntii sahankan not DDA ayaa muujiyey upgrad jiraan Laba xidh saliideed (tog) oo dheeraad ah kuwaas oo ku yaal Balooga Oodweyne. Mar Old Maxamed Yusuf oo arintan ka not dalay ayaa ku tilmaamay mid sii Laban laabaysa rajadii Laga qabay in Balooga saliid Laga helo [Shaqadii adkayd ee uu qabtay mashruuca iskaashiga same dedaalkii they agsana ee shirkadda Fugro ayaa keenay natiijo they agsan, labada xidh ee cusubna spot ARIN layaab leh oo Mudan soo dhoweyn isla markaana kor u qaadaysa suurta galnimada saliid Laga helo Balooga Oodweyne] ayuu yidhi, wuxuuna ka digey upgrad tahay xili Hore waqti of saadaalin fees saliid Laga helium fees dhulka Somaliland. Gudoomiyaha Petrosoma ayaa rajo they agsan ka muujiyey suurta galnimada in. saliid Laga soo saaro Balooga Oodweyne isagoo arintan ka not dlayana wuxuu yidhi [Waxaan ula badheedhay khatar Balooga Oodweyne malaayiin lacagtayda gaarka ah tan same sanadii 2005, I doo old wadaagayaashayduna waxay diyaar u yihiin khatar tan ka Meyn marxalada soo socota ee xiliga sahanka dhulka lagu ruxayo ilaa Laga gaadho qoditaanka, hase yeeshee waxanu fa'iidaysanaynaa ka ee agsan khibrada the same Joolajiyiinta daraasadaha dhulka adeegsanayo iyadoo of farsamooyinka casriga noocooda nachsova danbeeyay, laakiin Ilaahay Nun bars in Naanu ka og helium doono Balooga saliid Karta ganacsi Geli, hase ahaatee natiijooyinkani spot nkuwo lagu dhiiran karayo ]. Oodweyne News / Hargeysa http://oodweynenews.com/2013/08/nati...ajo-wanaagsan/
 
watchlist Created with Sketch. Add JKA (ASX) to my watchlist

Currently unlisted public company.

arrow-down-2 Created with Sketch. arrow-down-2 Created with Sketch.