RRS 0.00% 0.1¢ range resources limited

puntland site

  1. 964 Posts.
    lightbulb Created with Sketch. 13
    Hi there,

    The somalia section of Puntalnd Govt Official site has an article regarding a Memo of Understanding. Not sure if its RRS/Canmex related.




    http://www.puntlandgovt.com/som/currentissues/information/current_issues_more.php?id=201

    Qado sharaf loo sameeyey Wafdiga Dowlada Imaarada Raasulkhayma

    Sunday, 18-Mar 2007

    Madaxweynaha Punland ayaa qado sharaf u sameeyey weftigii ka socday imaaraatka Raasalkhayma iyo Wasaaradaha dalka Emaaraadka.

    Qado sharaftan ayaa waxa ka soo qayb galay qaar ka mid ah golaha wasiirada iyo mas’uuliyiin kale iyo weliba saxaafada ka howl gasha Magaalada Boosaaso.

    Madaxweynaha ayaa qadadii ka dib ayaa waxa uu mahadnaq u soo jeediyey weftigaasi, kuna yidhi waxaan aad ugu faraxsanahay imaatinkiina aad timaadeen, waxaana rajenayaa in aad u geyn doontaan mas’uuliyiintiinii sare sare waxa aad soo aragteen iyo wax aad awal hore ka haysateen Soomaliya gaar ahaana Puntland.

    Sidoo kale waxaa isna halkaasi Mahadnaq ka soo jeediyey Madax weftiga ka yimid Imaaraatka Raasa,alkhayma oo yidhi waxaan aad ugu Faraxsanahay sidii qiimaha lahayd ee aad noo qaabisheen iyo qadadan macaan ee sharafta badan waxaana ilaahay idiin ka rajenayaa Barwaaqo iskaashi wanaagsan, sidii aad sheegtay Madaxweyne waxan dalkayagii geyn doonaa wixii aanu halkan kala kulanay.

    Intaasi ka dib ayaa waxa halkaasi lagu kala saxiixday heshiis is afgrad oo labada Mandiqad ee Raasalkhayma iyo Puntland wada gaareen (Memoradam of anderstanding).

    Weftigan ayaa waxa ay magaalada Boosaaso ka ambabixi doonaan maalinta Beri ah iyagoo magaalada Boosaaso ku sugnaa muddo saddex maalmood ah.

 
watchlist Created with Sketch. Add RRS (ASX) to my watchlist

Currently unlisted public company.

arrow-down-2 Created with Sketch. arrow-down-2 Created with Sketch.