RRS range resources limited

un force heading for somalia look out uic, page-2

  1. 1,113 Posts.
    lightbulb Created with Sketch. 16
    can anyone translate article HOt of the press anyone?

    Wararka
    --------------------------------------------------------------------------------

    Range Resources oo ka hadashey PL
    10 Dec 10, 2006, 01:04

    Waxaa lagu soo bandhigey muqaal si-daha YouTube Video laga duubey kulan ku dhexmarey Garowe July 2006 wafdi uu hogaminayay Madxwaynaha DFKMG ah iyo xubno ka socda Range Resources.ka akhri halkan

    Muqalkan ayaa waxa ka muqda Liiban Muse Boqor oo xayeysiis u sameynaya sidii loo iibgeyn lahaa khayraadka PL isaga o wakiil uga ah Madaxwaynaha DGPL oo ay qaraabo hoose ay yihiin.

    Video-han ayaa ka dhigaya Libaan Muse markii ugu horaysay oo si muqaal ah loogu arko lugta uu ku leeyahay baarista khayraadka Puntland.

    Dhinaca kale waxa ka muuqda Muqalkan Issimida gobolka Nugaal oo la gudoonsiinayo jeeg lacageed oo la sheegay in lagu dhisayo dhisayo Garonka Garowe.

    Jeegaan ayaa waxa ku qoraa lacag lagu qiyaasey 250,000.

    Jeega la gudoonsiiyay Garoonka Garowe ayaa waxa soo gaarey gacanta Odayaasha lagu sawirey kulanka hore 95,000 Dolar inta la ogyahay oo ka timid wasiirka Maaliyada DGPL Gagaab oo ka mid ah xubnaha heshiiskan garwadeenka ka ah.

    Ka daawo halkan Muqaalkan oo loo baxshey Puntland: An Exciting Insight. Range Resources oo ka koobma: 1 2

    Garowe Online











    AUDIO LINKS
    Listen / Dhagayso

















    Related / La Xiriira

    Ethiopia oo benisay jogitanka Somalia
    Ciidamo la soo dhoobey Hiran















 
Add to My Watchlist
What is My Watchlist?
A personalised tool to help users track selected stocks. Delivering real-time notifications on price updates, announcements, and performance stats on each to help make informed investment decisions.

Currently unlisted public company.

arrow-down-2 Created with Sketch. arrow-down-2 Created with Sketch.